Ogeysiis.Yaa ka Danbeeyey dilalka Qorsheysan kulan lagu qaban doono Minneapolis

March 9, 2013 - Written by

ogeysiisMinneapolis:-Kulan looga hadli doona cida ka danbeysa dilalka qorsheysan ee lagu laayey waxgaradka iyo culumo soomaaliyeed ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Minneapolis 16 bishan March waxaana kulanka soo abaabulay Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic (AAIC)

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgali doona waxgarada,culuma,udiin aqoonyahano iyo dhamaan jaaliyada ku dhaqan magaalada Minneapolis.

Hoos Daawo Ogeysiiska Kulanka looga hadli doona cida ka danbeysa dilalka qorsheysan ee ka socda Soomaalia
 

Som TV .MPLS

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online