Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdiga KMG ee Maamulka J/Land State(Daawo)
(April 2, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta si rasmi ah loo ansaxiyey Axdiga  KMG ee Maamulka J/Land State  ka dib markii cod loo qaaday dastuurka KMG waxaana kulanka maanta xaadir ku ahaa madasha shirka  870 Ergo oo k
Magaalada Gaarisa oo lagu dilay askar Kenyaan ah
(April 2, 2013)
Gaarisa:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari labo askari oo ka tirsan ciidanka Booliska ee dalka Kenya ka dib markii rag Bistoolado ku hubeysan ay ku weerareen bar
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ku qulqulaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay
(April 2, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM oo aad u fara badan ay xalay ilaa saaka ku qulqulaya magaalada Baydhabo wax