Ra’iisal Wasaaraha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa
(April 5, 2013)
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyaga oo ka soo kicitimay d
Khudbadii Jimcaha ee Masjid Al-Hidaaya Sh C/raxmaan Maxamed C/laahi (Dhageyso)
(April 5, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh C/raxmaan Maxamed C/laahi waxaana uu Sheekhu ka hadlay xifdi
Dowro Sharci ah oo Ka Furantay magaalada Johannesburg(Masawiro)
(April 5, 2013)
Johannesburg:-Waxaa maalintii jimcada oo bisha ahayd 05/04/2013 ka furmay magaalada JOHANNESBURG dowro sharci ah oo ay soo qabanqaabiyeen gudiga dacwada ee majliska ALBAYAAN dowradaas oo loo qabtay x
Sheekh Maxamud Shibili oo xalay muxaadaro ka jeediyay Jigjiga (Masawiro)
(April 5, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee socdaal dacwo ku jooga magaalada Jigjiga ayaa  xalay muxaadro ka jeediyay masaajidka jaamaca ee magaalada jigjiga , muxaadaradan
Mu’asasada Safa ee Dacwada oo Dowro ku qabatay Markazka Ibnu-Baz ee Muqdisho
(April 5, 2013)
Muqdisho:-Dowro socotey 2 cisho kuna saabsaneyd waxyaabaha lagu halaagsamo ayaa ka dhacdey Hoolka Shirarka ee Markazka Ibnu-Baz ee Magaalada Muqdisho, Cinwaanka Nadwaduna wuxuu ahaa حملة التح
Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland
(April 5, 2013)
Finland:-Horseedka dhallinyarada Al-huda waxay muslimiinta Finland ugu ishaareynayaan in 6-7 bisha april nala joogaan oo muxaadarooyin soo jeedinayaan Sh. Maxamed Idriis iyo Sh Maxamed Cabdi Umal.