Wafdi ka kooban wasiiro iyo xildhaabo ka tirsan DFS oo gaaray Beledweyne
(April 7, 2013)
Hiiraan:-Wafdi ka socda DFS oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan DFS ayaa maanta gaaray  magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuulin ka tirsan
Wakiilka gaarka ah Midowga Afrika Mahamed Saleh Annadif oo gaaray Kismaayo
(April 7, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, danjire Mahamed Saleh Annadif  waxaana so
Khilaaf ba’an oo u dhexeeya Madaxda Al-shabaab oo banaanka u soo baxay
(April 7, 2013)
Muqdisho:-Ninka labaad ee ugu sarreeya xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac (Afgaan) magaca uu xarakada ku dhex leeyahayna uu yahay Sheekh. Abuu Bakar Al-Zeylici, ayaa waxa la helay fariin uu u d