Warmurtiyeed caawa laga soo saaray kulan uga socdo magaalada Ankara DFS iyo S/land.
(April 13, 2013)
Ankara:-Waxaa maanta kulan fool ka fool ah uu dhexmaray masuuliinta DFS iyo Madaxada maamulka Somaliland  Waxaana laba wafdi horkacayey Madaxweynaha DFS XasanSheekhMaxmuud iyo Madaxweynaha Maamulka S
Ra’iisal Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo la kulmay Madaxweynaha dalka Burundi
(April 13, 2013)
Burundi:-Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas'uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, gaar
Mutamarkii 14aad ee Soomaalida magaalada Seattle oo la qaban doono.
(April 13, 2013)
Seattle:- Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa  Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Magaalada Seattle in la qaban doono kulan diineedkii 14 oo ay ka soo qayb geli doonaa culimo soomaaliyeed o
Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Beder International University ee magaalada Hargeysa
(April 13, 2013)
Hargeysa:-Waxa Jaamacadda Beder ee Caalamiga ah manta oo taariikhdu tahay April 11, 2013 lagu qabtay xaflad qalinjabineed oo loo sameeyay arday dhamaysatay barnaamij afar bilood soconayay oo ah culuum