Mu’ tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland oo dhawaan Furmaya.
(April 22, 2013)
Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii 6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka
Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho
(April 22, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu aasay  Allaha unaxariistee wariye Maxamed Ibraahim Raage qubuuraha Jazeera duleedka magaalada Muqdisho,kaas oo ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho koox ku hubeysan bist
Digniin iyo Baaq Been Abuur laga sameeyey Sh.Maxamuud Shible
(April 22, 2013)
Been abuurka laga sameeyo culumada dalka Soomaaliyeed oo ay sameeyaan kuwa ka dhar la,diinta Islaamka ayaa xitaa gaaray in Face booka iyo twitterka iyaga oo bilaabay in ay qoraalo been ah ka sameeyaan
Wasiirka G/Dhiga Dowlad Federaalka Soomaaliya oo hortegay Baarlamaanka
(April 22, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka G/Dhiga ee DFS C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta waxaa uu hor tegay Golaha baarlamaanka ka dib markii Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ay codsadeen in uu horyimaado.Fad
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo cambaareeyey dilkii wariye Maxamed Ibraahim Raage
(April 22, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya muddane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Wariye Maxamed Ibrahim
Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax iyo Khawaarijtu amaTakfiirku goormay is qabteen?
(April 22, 2013)
Waxaan aad ula yaabay dardaaran Sheekh Abdulqaadir Nuur Faarax (AHUN) u jeediyey umadda soomaliyeed wax yar u inta aan la dilin (Halgan.net 20.4.13), waxaa aad uga muuqatey sida sheekhu uga damqanayey
Madaxweynaha dowllada Puntlland oo la kulmay Philippe Lazzarini
(April 22, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.C/raxman Faroole ayaa xalay waxaa kulan kala yeeshay xarunta madaxtooyada Garoowe wafdi ka socda  Qaramad midooby oo uu hogaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qa
Guddoomiyaha degmada Xuddur oo sheegay in ay deegaano ka qabsadeen Al-Shabaab.
(April 22, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa sheegay in dagaal u dhexeeya ciidanka DFS iyo kooxda Al-Shabaab ay ka dhaceen shalay deegaano ka tirsan degmada Xuddur ee gobolka Bakool . Gud
Ururka suxufiyiinta (NUSOJ)oo camaareeyay dilka loo geystay weriye Maxamed Ibraahim Raage
(April 22, 2013)
Muqdisho:-Waxaa shalay lagu dilay magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee weriye Maxamed Ibraahim Raage waxaana dilay koox hubeysan oo gafuurka soo duubtay .Wariye Raage ayaa waxaa uu ka tirsanaa shaq
Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka dhacday Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa .[Dhagayso]
(April 22, 2013)
Hargeysa:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Nadwo cilmiyeed diini ah taas oo lagu qabtay Masjidka Cali Mataan  ee magaalada Hargeysa waxaana nadwada ka soo qeyb galay c

Next Page »