Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo gaaray Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga
(April 28, 2013)
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayadoo wafdiga Gudoomiyahana ay
Madaxweynaha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe(Masawiro)
(April 28, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana garoonka diyaaradaha k
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo dhiirigaliyay tabobarada ciidanka ee wadanka guddihiisa( Warsaxaafadeed+Masawiro)
(April 28, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tilaabo dhiiragelin ah u sameeyey askarta cusub ee ciidanka xoogga dalka ee ku jira xerada tabab
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda oo ku sii wajahan magaalada Garoowe
(April 28, 2013)
Garoowe:-Wafdi uu horkacayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa saaka u dhoofay magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntlland , wafdiga Madaxweynaha ayaa saaka wa