Daahirinta Nafta Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)

April 15, 2013 - Written by Editor

shumalMuqdisho:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa socdaal dacwadeed ku yimid magaalada Copenhagen waxaana uu muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa ugu magacdaray Tazkiyat Nafsi (Daahirta Nafta).

Iftin Media oo qeyb weyn ka qaadatay duubista Muxaadaraadka culumada iyo tawjiihaadkooda ayaa na soo gaarsiiyey muxaadaradii Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Maqal iyo Muuqaal ah si ay dadweynaha Soomaaliyeed uga faa,ideystaan

Hoos Ka Daawo Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka Jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen.

Hoos ka Dhageyso Tazkiyat Nafsi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/w003jqy5s9/sh_umal1.mp3″] Ama Halkan Mp3

Iftin Media
Denmark

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online