Mu’ tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland oo dhawaan Furmaya.

April 22, 2013 - Written by Editor

Flyer_Mu'tamar 2013-1Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii 6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka ku dhaqan dalka Holland iyo nawaaxigiisa.

Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah

1- Dr Sh Cali Maxamad Salax (Norway)

2- Dr Farid Alkhawtani (Italy)

3- Sh Suldan Gasle (Holland)

4- Sh Maxamad Cabdi Umal (Livestream from Kenya)

5- Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)

6- Sh Yusuf Axmed (Sweden)

7- Sh Cabdibasid Sh Ahmed (UK)

8- Sh Maxamad Shiine (UK)

Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka

Saacada: 18:00 (bacdal casar)

Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:

Markazquba Schaafstraat 27-29 1021 KD Amsterdam

 

Waxaad mutamarka live ugu Daawan kartaaa markazquba.org iyo Halgan.net iyo Fatxusalaam.com iyo websidayada Islaamiga.

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Abu-Khadiija Tel: 31-685528748
ama Guled Wayrax Tel: 31-687187319

 Halgan.net
Holland

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online