Muxaadaradii ay Sheekh Maxamed Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs ka jeediyeen Göteborg [Video ]

April 15, 2013 - Written by Editor

swedenGöteborg :-Waxaan maanta  idiin soo gudbineynaa muxaadaro ay ka  jeediyeen Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs Ahmed masjidka Bellevue April 2013 Göteborg waxaana labada Sheekh ay sidoo kale ka jawaabeen Suaalo faro badan oo la weydiiyey.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii ay Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs oo ka jawaabay su,aalo faro badan .

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sh Maxamed Umal ka jeedshay Masjidka Bellevue ee magaalada Göteborg Nimcada Alle oo siiye Dadka Diinta Islaamka

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sh Maxamed Idirs Ahmed uu ka jeedshay magaalada Göteborg gaar ahaan Masjidka Bellevue.

Muxaadarooyinka culumada oo Mp3 ah ayaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa Inshalaah waxaa muxaadarooyinka isku duba riday Somali Media oo lagu yaqaan faafinta khayrka iyo Mutamaraadka lagu qabto dalka dibadiisa.

Somali Media
Göteborg

1 Comment so far

Leave a comment

  1. To Mamulka fadlan muxadrado iyo su’alahba ka dhigi MP3 si aan u downloadgareysano.
    Jazakumullah.

Leave a comment

*