Madaxweynaha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe(Masawiro)
(April 28, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana garoonka diyaaradaha k
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo dhiirigaliyay tabobarada ciidanka ee wadanka guddihiisa( Warsaxaafadeed+Masawiro)
(April 28, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tilaabo dhiiragelin ah u sameeyey askarta cusub ee ciidanka xoogga dalka ee ku jira xerada tabab
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda oo ku sii wajahan magaalada Garoowe
(April 28, 2013)
Garoowe:-Wafdi uu horkacayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa saaka u dhoofay magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntlland , wafdiga Madaxweynaha ayaa saaka wa
Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland
(April 27, 2013)
Finland:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Turkuu in socdaal dacwa deed ay ku imaan doonaan Magaaladaas  taariikhudu marka ay tahay 01.05.2013 Shiikh Cabd
Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Dr. Cumar C/rashiid oo ka hadlay arrimaha Kismaayo.[Video]
(April 27, 2013)
Kismaayo:- Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta waxaa uu shir jaraaid ku qabtay magaalada Kismaayo isagoo ka waramay go,aan dhawaan ka soo baxay shir ay dha
Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo safar ku gaaray magaaladda Mombasa [War-saxaafadeed]
(April 27, 2013)
Mombasa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku gaaray magaaladda Mombasa ee Kenya halkaasna wuxuu kula kulmay Madaxweynaha J
Machadka Dr.Ahmed Xaaji C/raxmaan ee magaalada Garoowe oo ay ka qalin-jebiyeen 132 arday
(April 27, 2013)
Garoowe:-Machadka Dr.Ahmed Xaaji C/raxmaan ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ka qalin jebiyey arday gaareysa 132 arday kuwaas baranayey Diploma in business administration ( Maamulka iyo maaraynta
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Mombassa ee dalka Kenya
(April 27, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa saakay u amabaxay magaalada Mombassa ee dalka Kenya, waxaana uu kulan la qaadan doonaa madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Keny
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee Nairobi Sheekh Maxamuud Shible [Dhagayso]
(April 26, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah waxaana khudbada uu uga hadlay
Abu Mansuur Al Amriiki oo sheegay in uu ka badbaaday isku day lagu dili lahaa[Masawiro]
(April 26, 2013)
Muqdisho :-Sida lagu faafiyey barta twitterka ee uu leeyahay Abu mansuur Al-Amriki ayaa waxaa uu sheegay in kooxo ay weerar ku soo qaadeen oo  ay khaarajin lahaayeen waxaana uu sheegay in ay qadaadk

« Previous PageNext Page »