Nadwadii Masjidka Cali Mataan lagu qabtay (Daawo Maqal iyo Muuqaal)
(May 4, 2013)
Hargeysa:-waxaa caawa idiin soo gudbineynaa Nadwadii lagu qabtay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa waxaana nadwadaas soo agaasimay Mussada Al-karam ee harumarinta dacwada Halgan.net ayaa h
Tuugo ku fashilantay in ay Jabsadaan Halgan.net iyo Ip oo loo gudbiyey Hay`aadka amniga
(May 4, 2013)
London:-Waxaa soo weeraray mar kale caawa Halgan.net tuugo aan dhaqan iyo xishood diina lahayn waxaana howlwadeena Halgan.net ay caawa ku guuleysteen in ay fashiliyaan weerarkaas waxaana ay heleen mac
Culuma,udiin ka tirsan hay,da Al-Bayaan ayaa socdaal dacwadeed ku tagay Limpopo
(May 4, 2013)
Limpopo:-Gobolka limpopo ee dalkan koonfur afrika waxaa uu ka mid yahay gobolada sagaalka ah ee dalkan, waana gobol xuduud la leh wadamo kale sida MUSAMBIK, ZIMBABWE, BOTSWANA, waana gobol caan ku ah
Shirweyne looga hadlayey dacwada gobolka Mudug oo lagu soo gabagabeeyey Xarfo
(May 4, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maalintii jimcaha ee 3/5/2013 lagu soo gabagabeeyey magaalada Xarfo shirweyne muddo labo beri ah uga socday culumada iyo ducaadda gobolka Mudug oo ay soo qabanqaabisay Mu’assasada A
War-murtiyeed ka soo baxay shirkii ay shalay yeesheen Madaxda IGAD.[Akhri War-saxaafeedka]
(May 4, 2013)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowllad Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu ka qayb galay shir ay Madaxda IGAD ay ku yeesheen  magaalada Addis Ababa, 03 May 2013 shirkaas oo looga ha
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey Magaalada Beledweyne
(May 4, 2013)
Hiiraan:-Ciidamada DFS  iyo kuwo AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey gudaha magaalada B/weyne waxaana ay gacanta ku soo dhigeeen 25 qof  oo lagu eedeeyey in ay amaanka wax u
Madaxweynaha DFS oo saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(May 4, 2013)
Muqdisho:-Madaxweyaha DFS Xasan Sh. Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho  kadib markii magaalada Adisabab ee dalka Itoobiya ay uga soo qeybgaleen shir

Archives
May 2013
M T W T F S S
« Apr   Jun »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online