Nadwo cilmiyeed lagaga hadlayey shiicada oo lagu qabtay magaalada Boorama(Masawiro)
(May 15, 2013)
Boorame :-Nadwo cilmiyeed lagaga hadlayey shiicada oo ay soo abaabushay Mu,asasada Al –Karam ee horumarinta dacwada ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Owdal . Kulankan ay
Mooshin ka dhan Ra’iisul wasaare DFS Saacid oo ka socda Magaalada Muqdisho
(May 15, 2013)
Muqdisho:-Xildhibaan ka trisan Golaha Baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya  oo kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay gudbiyeen  mooshin ka dhan ah Xukuumada uu hogaamiyo Ra'iisul
Madaxweynaha Puntlland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Jubbaland
(May 15, 2013)
Garoowe-Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr C/raxmaan Faroole oo dhawaan saxaafada kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Jubbaland oo maanta loo doortay Axm
Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo loo doortay Madaxweynaha Jubbaland
(May 15, 2013)
Kismaayo:-War haatan naga soo gaaray magaalad Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in goordhow la soo afmeeray  doorashadii madaxweynah Jubbaland. waxaana si weyn loo adkeeyey amaanka G
Midowga Yurub oo sheegay in ku tababarayaan Ciidanka DFS gudaha dalka(Masawiro)
(May 15, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu Soomaaliya ku soo dhaweyay  Tababarka Militariga Yurub (EUTM) oo hadda u soo guuray Soomaa
Ardayda iyo Macalimiinta Mac,hadu dacwa oo rixlo dacwo ah ku tagay deegaanka Ow Barkhadle (Masawiro)
(May 15, 2013)
Hargeysa:-Ardayda iyo Macalimiinta Mac,hadu dacwa ee daraasaadka islaamka iyo luuqada carabiga ee ku yaal magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa u baxay safar dacwo ah oo ciwaan keedu yahay (ا
Al-shabaab oo culumada Soomaaliyeed u markhaati furay Sh Axmed Cabdisamad
(May 15, 2013)
Fatwada ay rag ka mida hoggaanka Al-shabaab ka soo saareen isku-dayga dilka Abuu Mansuur Al-amriiki qodobo muhiim ah ayay taabatay, waana qodobo dhamaan culumadu horay uga hadleen, fatwadaana ay uga m
Hayda samafalka ee Manhal oo Qaliin lacag la,aan ah ka sameyneysa magaalada Burco
(May 15, 2013)
Wasaarada caafimaadka  iyadoo kaashanaysa Hay'ada Samafal oo dhakhaatiir ah oo la yidhaahdo Help A Child Face tomorrow oo fadhigooduna yahay dalka Kenya iyo Hayda samafalka ee Manhal waxay fulin doo
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha Jubbooyinka
(May 15, 2013)
Mogadishu - Ra'iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon "Saacid" ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16

Archives
May 2013
M T W T F S S
« Apr   Jun »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online