Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Dr.Cabdalla (Dhageyso)
(May 17, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana maanta khudbadii Jimcaha jeediyey Sheekh Dr.Cabdalla waxaana uu Sheekhu ka hadlay adaabta i
Maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka oo Soomaali xukun ku riday
(May 17, 2013)
Minnesota:-Maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa ay qaaday dacwooyinka kala duwan oo loo heystay dad soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay xiriir la leeyihiin Ururka Al-sha
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD
(May 17, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iy
Mu’asasada Safa oo Nadwdo ugu qabatay Muqdisho Odayaasha Dhaqanka (Masawiro)
(May 17, 2013)
Muqdisho:-Shalay oo taariikhdu ahayd 7/Rajab/1434H kuna beegneyd 16 / May / 2013M ayaa  Mu’asasada Safa waxay nadwo si heer sare ah loo soo agaasimey ku qabatay Hoteelka Naasa-Hablood ee Magaalada
Sh Xassan Daahir Aweys oo Qaylo dhaan kale soo diray[Dhagayso]
(May 17, 2013)
Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa maanta mar kale waxaa uu ka warbixiyey  xaalada dalka Soomaaliya uu siiyey mareegta  Aljahad .com oo inta badan lagu qoro bayaanada iyo wararka ka soo baxa Ururka Al-
Sh.Bashiir Axmed Salaad oo socdaal dacwadeed ku tegay Kampala (Masawiro)
(May 17, 2013)
Kampala:-Sh. Bashiir Ahmed Salaad gudoomiyaha Hay,da Culumada Soomaaliyeed ahna Amiirka Jamaacada Ictisaam Bilkitaab wasuna iyo wafdi culimo ah ayaa socdaal dacwadeed ku gaaray magaalada Kampla ee xar
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo loo doortay Gen. C/laahi Sh. Isma’iil Fartaag
(May 17, 2013)
Kismaayo:-Waxaa shalay loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Jubballand Gen. C/laahi Shiikh. Ismaiil Fartaag  isagoo isla shalay la dhaariyey, madaxweyne ku xigeenka Gen Fartaag ayaa markii la doortay w

Archives
May 2013
M T W T F S S
« Apr   Jun »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online