Shirweynihii Masaajida iyo Maraakista UK oo ka dhacay Masjidka Al-Risaalah.[Daawo masawirada]
(May 29, 2013)
London:-Musa-sadda Al- Irshaad ayaa qaban qaabisay shir ay isugu yimaadeen culimo iyo ducaad Soomaaliyeed oo aad u tiro bada, kuwaas oo ka kala  yimid  magaalooyinka UK. Culumadaas iyo ducaadaas ay
Gudoomiyaha Baarlamaanka ma laha Bogaga Lagu Sameystay Magaciisa Waana Been Abuur
(May 29, 2013)
Muqdisho:-Mudooyinkan dambe waxaa si aad ah ugusoo badanayey baraha internetka gaar ahaanna baraha ay Bulshadu ku kulanto sida Facebook iyo Twitter shaqsiyaad iyagu adeegsanaya magacyada madaxda sare
Booliska Kenya oo lagu eedeeyay inay jirdileen, kufsadeen qaxooti Soomaali ah
(May 29, 2013)
Nairobi:-Booliska Kenya ayaa lagu eedeeyay inay jirdileen, kufsadeen ama ay u geysteen xadgudubyo kale ku dhawaad 1,000 qof oo qaxooti Soomaali ah.Xadgudubyadan ayaa dhacay intii u dhaxeysey bishii No
Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo u Baqoolay dalka Kenya
(May 29, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta u baqoolay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu uga sii gudbi doonaa dowlado ka tirsa IGAD. Madaxweyna
Beesha Xawaadle oo sheegtay in ay kalsoonidii kala noqday DFS (Daawo)
(May 29, 2013)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta kulan ay isigu yimaadeen waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka siyaasiyiinta, aqoonyahannada, sara
Puntlland oo eedeysay Madaxweynihii hore ee Puntlland Gen Cadde Muuse [War-saxaafadeed]
(May 29, 2013)
Garoowe:-Dowllad Puntland ayaa eedeyn kulul u soo jeedisay Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cade Muuse Xirsi Boqor waxayna ku eedeysay in uu qalaale siyasadeed iyo nabadgelyo xumo ka wado deegaanada
Wasiiro ka tirsanaa DFS oo loo fasaxay in ay gudaha u galaan Kismaayo
(May 29, 2013)
Kismaayo:Wararka naga soo garaay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubad Hoose ayaa sheegaya in 3 wasiir oo ku xayirnaa garoonka  diyaaradaha ee Kismaayo mudo dhan saddex cisho ah maanta loo fasa

Archives
May 2013
M T W T F S S
« Apr   Jun »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online