Axmed Kismaayo oo loo magacaabay agaasimaha idaacada iyo Tv. Puntland

May 6, 2013 - Written by Editor

idaacadGaroowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in agaasimaha idaacada iyo telefishinka Puntland loo magacaabay  wariye Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismayo).

Wariye Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismayo) ayaa ah wariye rugcadaa ah oo mudo gaareysa 12 sano ka soo shaqeeyey idaacada BBC-da qeybta Afka Soomaaliya waxaana uu ka howlgali jiray deegaanada Puntland.

Idaacada iyo Telefishinka Puntland ayaa waxaa laga hirgaliyey magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana haatan si tijaabo ah u shaqeeya Idaacada Puntland waxaana la filayaa in si rasmi ah uu TV-ga Puntland hawada u soo gali doonaa bishan June ee sanadkan.

no images were found

Wariye Ahmed Kismaayo ayaa si rasmi ah ula wareegi doona xilka agaasimaha idaacada iyo telefishinka Puntland bisha June ee soo socota

M_M Deeq

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online