Bam Lagu tuuray caawa Saldhiga Miir ee Waqooyiga magaalada Gaalkacyo

May 6, 2013 - Written by Editor

GaalkacyoGaalkacyo:Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caaw bam lagu tuuray xarunta saldhiga Miir ee magaalada Gaalkacyo oo ku yaal xaafadda Horumar ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo

5 askari oo uu ku jiro taliye ku-xigeenka saldhigga Miir Cabdullaahi Biixi Mataan ayaa ku dhaawacmay Bam-ka caawa lagu tuuray Saldhiga Miir.

Ciidanka amaanka ee magaalada Gaalkcayo ayaa saaka howlgalo ka fuliyey gudaha magaalada iyaga oo ku daba jiray rag looga shakisan in ay amni xumo ka wadaaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Askarta ku dhaawacantay weerarka Bam-ka ah ayaa waxaa la geeyey Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo halkaas oo lagu dabiibayo

C/Casiis Maxamed

Halgan.net

 

 

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online