Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo Howgallo ka wada xaafadda Buulo-xuubeey

May 25, 2013 - Written by Editor

howlgaloMuqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa howgallo  ka wada maanta qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Buulo-xuubeey ee degmada Wadajir .

Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa sidoo kale xiray wadada Maka Al-Mukarama waxaana hakad ku yimid isku socodka gaadiidkii u kala gooshi jiray wadada Maka Al-Mukarama  iyo xaafadaha kale ee magaalada Muqdisho.

Saraakiisha ciidanka DFS ayaa sheegay in Howlgalladan ka socda magaalada Muqdisho ay qeyb ka yihiin sugida amaanka waxaana saaka xaniban Ganacsato iyo arday badan oo wax ka barata jaamacadaha magaalada Muqdisho.

 

Howlgallada maanta ka socda Muqdisho ayaa ah mid ay ka wada qeyb qaadanayaan ciidanka Booliska DFS,kuwa nabadsugidda iyo AMISOM waxaana howlgalada lagu qabtay dad tiro badan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online