Faahfaahin qolada isku deyday in ay jabsato Halgan.net oo fashilmay (Warbixin)

May 5, 2013 - Written by Editor

ip2Luxembourg:-Waxaan caawa u soo gudbineynaa Akhristayaasha Halgan.net mid ka mid ah ragga isku dayey in uu galo adminka Halgan.net isaga oo isticmaalay magacyo been ah isagoo ku fashilmay.Qofka isku dayey in uu galo Halgan.net ayaa waxaa uu ku sugan yahay magaalada Luxembourg.

Maamulka Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa macluumaadkiisa ay u gudbiyeen laamaha khuseeya arrimahaas ee magaalada Luxembourg iyadoo jawaabta ka soo baxda aan xogteeda u soo gudbin doono Akhristayaasha sharafta badan ee  Halgan.net.

Qofka sameeyey isku dayga in uu galo ama Jabsado Adminka Halgan.net ayaa waxaa uu isticmaalayey Ip Adress-kan 94.242.237.96 waxaana uuna degan yahay magaalada Luxembourg ee dalka Jarmalka sidda aad ku arki doontaan macluumaadka hoos ku xusan.

Magacyada  Beenta ah ee uu Isticmaalay shaqsigaan ayaa waxaan ka xusi karnaa kuwa soo socda.

1- Admin

2- Finland

3- Habeenkii

4- Khudbadii

Hoos Ka Daawo Macluumaad Dheeraad ah qolada isku deyday in ay jabsato Halgan oo fashilmay
[imagebrowser id=504]

Hoos ka eeg Halka uu degan yahay qofka isku dayey in uu galo adminka  isagoo isticmaalay User-da been ah.

[imagebrowser id=505]

Macluumaad kale oo dheeri ah waxay u badan tahay in uu ka soo galay Internet Caffe walow arrinkaas ay weli ku socoto baaritaan.

[imagebrowser id=506]

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online