Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Dr.Cabdalla (Dhageyso)

May 17, 2013 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana maanta khudbadii Jimcaha jeediyey Sheekh Dr.Cabdalla waxaana uu Sheekhu ka hadlay adaabta iyo macaamilka bacmushtarka ee Suuqyada .

Sheekh Dr.Cabdalla ayaa waxaa uu ka hadlay oo uu ka taariikheeyey sida salafka ay u ganacsan jireen iyo aadaabtooda wuxuuna ugu baaqay Muslimiinta in ay ku daydaan Nabigeeni Maxamed NNKH iyo salafkii hore.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee Sheekh Dr.Cabdalla.

[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/qrk13vb45y/dr.abdalla.mp3″] Ama Halkan Mp3

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online