Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sadiiq Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)

May 18, 2013 - Written by Editor

sh_umalNairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu khudbadiisa uga hadlay Faafinta Dacwada iyo in ay u baahan tahay dulqaad.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu dheeraaday Ahmiyada ay leedahay Dacwad in la faafiyo iyo in qofka daaciga ah looga baahan yahay dulqaad iyo adkeysi badan si uu u guto dacwada Islaamka.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal.


[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/wngl26356n/khudbadii_umal.mp3″] ama Halkan MP3

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online