Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible Xafidahulaah (Dhageyso)

May 31, 2013 - Written by Editor

shible1Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah .Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa khudbadiisa uu kaga hadlay markii hore cabsida alle wuxuuna aad ugu booriyey shacabka in ay ilaaliyaan carabkooda ayna u diyaargaroobaan maalinta danbe .

Sheekh Maxamuud Shible ayaa sidoo kale ka hadlay fitanka iyo sida uu uga gaashaaman karo qofka Muslinka ah.wuxuuna Sheekhu si wacan u bayaaniyey qaabka Nabigeena Maxamed صلي الله عليه وسلم uu umada ula dardaarmay wakhtiga ay fitanka .

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible
[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/68zwiwce0s/shible.mp3″] Ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online