Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)

May 3, 2013 - Written by Editor

alhidaayaNairobi.-Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Al-Hidaaya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ka hadlay noocyada Fitanka iyo sida ay isigu xigaan iyo wax la gudboon ruuxa Muslinka ah wakhtiga ay sabeynayso Fitanka Indhaha La,a

Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa kale oo ka hadlay noocyada fitanka iyo sida looga gaashaanto ,waana khudbadii labaad oo uu Sheekh Maxamuud Shible kaga hadalay jimcada labaad fitanka iyo noocyadeeda kala duwan.

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/g7av163af9/khudbadii_shible.mp3″] ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. scwrwb.

    aaaway qudbadihii wanaagsanaa ee sh umal fadlan sh umal sh umal noo soo celiya

Leave a comment

*