Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay safiiro ka socday 15 dal oo ka tirsan EU(Masawiro)

May 30, 2013 - Written by Editor

8Y1A2040Nairobi:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa kulamo kala duwan la yeeshay safiiro ka socday 15 dal oo ka tirsan EU iyo USA waxayna ka hadleen arimaha Soomaaliya iyo Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo shalay  soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu kulan sido kale xalay la qaatay Ergayga dalka Mareykanka  u qaabilsan arimaha Soomaaliya lAmbassador James Swan waxaana ay ka wada hadleen arimaha Amaanka ,Dastuurka DFS,maamul u samaynta gobolada Soomaaliya dhaqaalaha ,shilinka Somaliga iyo hergalinta xisbiyada badan ee Puntland.

no images were found

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa waxaa uu kulan la yeeshay sidoo kale saaka safiirka EU- u qaabilsan Somalia Michele Cervone,wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Somalia Maxamed Saalax Al-Nadiif.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sidoo kale maalinta birito ah kulan la qaadan doona Masuuliin ka tirsan dowlada Kenya balse wili si rasmi ah looma shaacin cida uu la kulmi doono.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online