Mu’tamarkii Sanad laha ahaa oo ka bilawday Magaalada Seattle

May 27, 2013 - Written by Editor

photoSeattle:-Waxaa magaalada Seattle,WA ka socdo mu’tamarkii sanad laha ahaa waxaana sandakan looga hadlayay mawaadiic badan iyadoo ciwaankuna uu ahaa (من يرد الله به خيراً يفقه في الدين)’waxaana ka soo qayb galay dad wayne aad u tiro badan oo soo buuxdhaafsahay qaacadii uu ka socday mu’tamarka,sidoo kale waxaa ka soo qayb galay, culimo fara badan oo dalka gudihiisa iyo dibadaba ah.

Waxaa muxaadaraad qiima Leh ka jeediyay mu’tamarka magaalada Seattle culumo kala duwan waxaana ka mid ah

Sh Maxamed Cabdi Umal Umal
Sheekh Dr. C/risaaqa Takar
Sheekh Abdirahmaan Sh Omar
Sheekh Maxamuud Shible
Sheekh Abdirisaq Hashi
Sh Abdullahi Abul-Fadli
Sh Ahmed Nuur
Sh Maxamed Kariye iyo culimo kale.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta hadii alle idmo Muxaadaraadka ay culumada ka jeediyaan Mutamarka ka socda magaalada Seattle.

Halgan.net
Seattle

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online