Ra’isul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo ku celiyey in aysan aqbali doonin Maamulka J/land.

May 27, 2013 - Written by Editor

saacid1Muqdisho:-Ra’isul wasaaraha Dowlada federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon  ayaa mar kale ku celiyey in DFS aysan marna aqbali  doonin Maamul gobaleedka JubaLand wuxuuna sheegay in Dustuurka uu khilaafsan yahay Maamulka looga dhawaqay magaalada Kismaayo

Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid  ayaa wareysi uu siiyey Idaacada BBC-da wuxuu sheegay in xukuumadiisa ay siyaasad cad ka leedahay arimaha jubooyinka wuxuuna sheegay in 5qodob ay xukuumadiisa ku howlgali doonto.

1-Shaqo kasta oo maamul u samayn ah waa is kaleh hogaaminteeda DFS 2-Wax kasta oo la samaynayo waa in dadka deegaanku ku dhanyihiin

3-Wax kasta oo la qabanayo waa inay waafaqsantahay dastuurka dowlada federaalka
Soomaaliya

4-Howlkasta oo la qabanayo waa in uusan dhalin wax khilaaf ah oo dadka iska horkeenaya

5- In dowladaha IGAD la siiyo in dowr muuqada howlkasta oo la qabanayo .

Raisulwasaaraha DFS ayaa mar kale ku celiyey in ay muhiim tahay in shir dib u heshiisiin ah loo qabto dhamaan beelaha dega gobalada Jubooyinka si loo dhiso Maamul ay raali ka wada yihiin .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online