Waraysi aan la yeelanay Guddoomiyaha rugta ganacsiga Puntlland Siciid Xuseen Ciid.[Dhagayso]

May 13, 2013 - Written by Editor

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Siciid Xuseen CiidLeicester:Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa waraysi gaaban ay la yeelatay Guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Puntlaand Siciid Xuseen Ciid oo isagu ka mid ahaa gacansatadii ka timid Puntlland oo lagu casumay shirkii ganacsiga ee k a dhacay magaalada London ayna ka soo qab galeen ganacsato Soomaali ah iyo kuwa Ajnabi ah oo iyagu danaynayey maalgashiga dalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha rugta ganacsiga Puntlland Siciid Xuseen Ciid ayaa xalay waxaa casho sharaf u sameeyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Leicester ee dalka Ingriisa waxaan uu uga warbixiyey shirkii ka ganacsiga ee dhacay magaalada London iyo kii dalka Turkiga.

Waraysiga aan la yeelanay Guddoomiyaha rugta ganacsiga Puntlland Siciid Xuseen Ciid hoos ka dhagayso

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/x778myuw2n waraysi_guddoomiyaha_rugta_ganacsiga_puntlland_siciid_ciid.mp3″]

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online