Afhayeenkii hore ee Xisbul islaam Sh Xassan Daahir gacan cadaw buu galay.[Dhagayso]

June 30, 2013 - Written by Editor

caruusMuqdisho:-Afhayeenkii hore ee Ururka burburay ee Xisbul Islaam Maxamed Cabdi Caruus oo waraysi siiyey Idaacadda Shabeelle ayaa uga waramay qaabkii loo xiray Sh,Xassan Daahir Aweys xiligii uu soo gaaray garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Afhayeenkii dhinac howl galka Ururka burburay ee Xisbul Islaam Maxamed Cabdi Caruus ayaa sheegay in la shirqoolay Sh. Xassan Daahir Aweys iyo odayaashii keenay magaalada Muqdisho ay dowllada Federaalka balantii uga baxday.

Afhayeenkii dhinac howl galka Ururka burburay ee Xisbul Islaam Maxamed Cabdi Caruus ayaa xusay in ciidanka nabasugida ee DFS ay jirdil kula kaceen una isticmaaleen hub iyo bambooyin wafdigii keenay Sheekh Xassan Daahir Aweys Muqdisho ee iskugu jiray odayaal dhaqan, siyaasiyiin ,Xildhibaano.

Hoos  ka dhagayso waraysiga  afhayeenkii hore ee Xisbul Islaam  Maxamed Cabdi Caruus

[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/2cd6y9loe2/carus.mp3] Halkaan ka Dhagayso

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online