Muxaadarooyin kala duwan oo lagu qaban doono Masjidka Madiina ee Magaalada Burco

June 23, 2013 - Written by Editor

ogeysiisBurco:-Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer in muxaadarooyin kala duwan lagu qaban doono Masjidka weyn ee Madiina waxaana muxaadarooyinkaas qaban doona culuamada kala ah.

1-Sheekh Feysal Maxamed Cali
2-Sheekh Dr.Xasan Ibnu Sheekh Cali Warsame

Muxaadarooyinkan ayaa waxaa isku soo duba riday ardayda Jaamaca Islaamiya ee Madiina Munawara

no images were found

CabdiMaalik Muuse
Halgan.net
Burco

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online