Sheekh Maxamed Umal oo la Kulmay Ardayda ATLAS COLLEGE Ee Nairobi (Masawiro)

June 4, 2013 - Written by Editor

Sh UmalNairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa waxaa kulan la qaatay ardayda Schoolka lagu magacaabo ATLAS COLLEGE ee magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii waxaana uu sheekhu siiyey ardayda dardaaran iyo tawjihaad .

Ardayda  ATLAS COLLEGE ayaa weydiiyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Su,aalo kala duwan Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa kula dardaarmay ardayda ATLAS COLLEGE in ay alle ka baqaan ayna aad ugu dadaalaan barashada diinta Islaamka .

no images were found

Hoos ka daawo Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal taas oo ka dhacaday Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online