Mutamarka Islaamiga ah ee ka dhacay dalka Swedan

June 28, 2013 - Written by Editor

liveradioGöteborg:-Waxaa maalintii shalay si rasmi ah uga bilaawday dalka Swedan gaar ahaan magaalada Göteborg Mutamarkii Xagaaga oo ay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Skandinevianka  ay qabsan jireen , Mutamar kaan ayaa waxaa uu noqonayaa kii 21aad.


Culimada ka soo qayb gashay Mutamarka ayaa waxaa ka mid ah

  1. Dr Sh Cali Maxamad Salax (Norway)
  2. Sh Maxamad Cabdi Umal ( Kenya)
  3. Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)
  4. Sh Yusuf Axmed (Sweden)
  5. Sh Cabdiraxmaan Abyad (UK)
  6. Sh Mustafe Xaaji Ismail.( Hargeysa)
  7. Sh Maxamed Cali Mowliid (UK)
  8. Sh Dr. Axmed Daahir Aweys (UK)

Hoos Daawo Mutamarka 21aad ee ka socda magaalda Göteborg [Swedan] si Live ah Riix

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online