Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka digay in beesha laga dhex abuuro Colaad.[Video]
(August 31, 2013)
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Issimad waaweyn ee Gobollada Sool , Sanaag iyo Cayn kana mid ahaa Issimadii wax ka yagleelay maamulka Puntlland ee hadda jira isagoo ku sugan Sarmaayo ayaa
Xaflad weyn oo ka dhacday Mac-hadka Ibnu Teymiya ee Degmada Carmo[Masawiro]
(August 31, 2013)
Carmo:-Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa  lagu qabtay Mac-hadka Ibnu Teymiya ee Degmada Carmo ayaa waxaa abaal marinno kala duwan lagu gudoon siiyey Ardaydii duruusta shareecada ku qaadatay
Nadwo cilmiyeed lagu qabtay Masaajidka Al-madiina ee magaalada Burco.[Dhageyso]
(August 31, 2013)
Burco:-Xalay oo  taariikhdu  ahayd 22 shuwaal 1434 wafaqsana 30/8/2013 ayaa waxa  laga bilaabay  masaajidka  al-madiina  ee magaalada burco  nadwo  ciwaankeedu yahay :قل هذه سبيلي
Ururka al-shabaab oo dilay Taliyihii ciidanka Xisbad ururkood ee degmada Walaweyn
(August 31, 2013)
Jilib:-Waxaa maanta lagu dilay magaalada Jilib sarkaal horay uga tirsanaa Ururka al-shabaab laguna magacaabo  Axmed Garaad Cali ka dib markii ururkii uu ka tirsnaa ay ku eedeeyeen in uu dicaayad ka f
Abaanduulaha Ciidamada DFS oo loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud
(August 31, 2013)
Caabud-waaq-:Wafdi uu hogaaminayo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed General C/Risaaq Khaliif Cilmi oo ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud Mudane Xuseen Cali Wehliy
Banaanbax DFS looga soo horjeedo oo ka socda magaalada Baydhabo
(August 31, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa sheegaya in banaanbax looga soo horjeedo DFS uu ka socdo magaalada baydhabo Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay da
Arigiinnu telefoon ma leeyahay? W/Q Sh Cabdi Qani Qorane
(August 31, 2013)
Boosaaso:-Dadka Soomaaliyeed intii lagu jiray burburka waxay dhinacyada qaar ka muujiyeen horumar ay kaga sarreeyaan dalal ay dowlado u dhisan yihiin, gaar ahaan kuwa deriska la ah dalkeenna, iyagoo a
Sh. Shibli oo Khudbaddiisii maanta ku sheegay in Xassaan Xuseen uu yahay ninka ugu xadgudubka badan [Dhagayso]
(August 30, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah dalka culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa jimcihii 3-aad waxaa uu khudbadihii Jimce uu uga hadlay waajibka k
Ar I dhig hoosaa ka daran!!!. W/Q Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(August 30, 2013)
Koox dad ah oo Alle bari isugu timid (Sab) ayaa qayb ka mid ah muddul la fariisiyey si halkaas loogu qado siiyo, sida dhaqanka ka ah gobollada Baay iyo Bakool muddulka xagga saqafku ka dhuubmo ayaa si
Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyey hishiiska Itoobiya wada hadalna ay la furayaan Puntland
(August 30, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud  ka hadlay warbaahinta ku hadasha Afka- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyey hishiis kii dhawaan a

Next Page »