Puntland oo soo dhoweysay Heshiiskii ay wada saxiixdeen DFS iyo Jubaland
(September 1, 2013)
Nairobi:-Dowladda Puntland waxay soo dhoweynaysaa Heshiiskii ay magaalada Addis Ababa ku wada saxiixeen Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Maamulka Jubaland, heshiis kaasoo qeexaya nidaamka maam
TACSI Marxuun Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle
(September 1, 2013)
Toronto:-Innaa Li Laahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa maalintii Jimcaha ku geeriyooday dalka Switzerland Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle. Waxaan tacsi tiiraanyoleh udiraynaa dhamaan re
Kooxda Ahlusuna ee gobalada dhexe oo xilka ka qaaday Sheekh Cabdi Cali Fiidoow
(September 1, 2013)
Dhuusomareeb:-Kulan ay isigu yimaadeen golaha fulinta ee Ururka la baxay Ahlu Suna ee gobalada dhexe ayaa maanta ka dhacay Degmada Dhuusomareeb ee Gobalka Galgaduud waxaana xilka laga qaaday Sheekh Ca
Dagaal xalay ka dhacay duleedka degmada Qansax-dheere e gobolka Baay
(September 1, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegaya in xalay dagaal culus uu ka dhacay duleedka degmada Qansax-dheere e gobolka Baay waxaana dagaalka uu qarxay
Machad diini ah oo laga hirgeliyey deegaanka Sarmaanyo ee gobalka Sool .
(September 1, 2013)
Sarmaanyo:-Waxaa markii ugu horeysay laga hergaliyey Machad diini ah deegaanka Sarmaanyo ee gobalka Sool waxaana machadka loogu magac daray [Machadka Imaam Nawawi] waxaana munaasabada furitaanka Macha