Mutamarkii 13-aad oo xalay lagu soo gabgabeeyey Minnesota[Masawiro]
(September 2, 2013)
Minneapolis:-Waxaa Xalay lagusoo gabagaboobay Gobalka Minnesota mutamarkii 13-aad ee sanad laha ahaa ee ka dhici jiray Minneapolis convention Center, oo ay soo qaban qaabin jireen Golaha Imaamyadda Wa
Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo Bankiga Islaamka oo heshiis ku kala saxiixday magaaladda Jeddah
(September 2, 2013)
Jeddah:-Wafdiga Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ku sugan magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta waxaa ay Af-garad Buu
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shirweyne ka furtay magaalada Muqdisho
(September 2, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamud ayaa maanta furay Shir weynaha Qaranka ee Siyaasadda iyo Tiigsiga 2016 oo ka bilowday Muqdisho, oo muddo 5 cisho ah
Puntland oo sheegtay in ay qaadaceen Shirka ka furmay magaalada Muqdisho
(September 2, 2013)
Garoowe:- Dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u shaaciyeen in aysan ka qayb geli doonin shir ay Dowllada Federaalka Soomaaliya ku qabanayso magaalada Muqdisho shirkaas oo looga hadlayo