Umada oo looga digayo bedelida Xasaan Xuseen qoraalada uu ka soo xigto culimada Islaamka.[Akhriso]
(September 3, 2013)
Nairobi:Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaa caawa Kitaab uu qoray Sh Maxamuud Shibli uuna uga magacdaray تحذير الأمة من تحريفات حسان لقوال الع
Abu Mansuur Al-Amriki: Al-qacida iyo Al-shabab waan ka baxay
(September 3, 2013)
Diinsoor:-War maanta lagu daabacay  barta Internetkaa ee  Idaacadda VOA ayaa lagu sheegay in ay waraysi la yeesheen Abuu Mansuur Al-amriki oo ka mid ahaa Saraakiisha ka barbar dagaalami jirtay Ururk
Tv-ga SomaliChannel oo waraysi gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntlland.[Daawo]
(September 3, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv- Somali Channel  isagoo ka waramay socdaalka uu ku joogo  dalka Kenya , xiriirka ka dhexeeya Dowladda
Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubba oo gaaray Kismaayo
(September 3, 2013)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana socdaalkiisa ku wehe
Al-shabaab oo sheegtay in ay weerar ku qaadeen madaxweynaha DFS
(September 3, 2013)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa maanta sheegtay in ay weerar la beegsadeen kolanyo gawaari ah oo galbineysay wafdi uu horkacayey Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud waxayna sheegeen in ay laba gaa
Maxkamadda ciidanka DFS oo dil toogasho ah ku xukuntay labo askari
(September 3, 2013)
Muqdisho:-Maxkamadda ciidamada DFS ayaa dil toogasho ah ku xukuntay labo askari oo ka tirsan DFS kuwaas oo kala ah labo xiddigle Yaxye Sheekh Cabdullaahi iyo Xuseen Cali Axmed oo xubin ka ah ciidamo
Nadwadii ka socotay masaajidka Al-Madiina ee Burco oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(September 3, 2013)
Burco: Waxa ka socoday habeenadii la soo dhaafay masaaajidka Al-Madiina ee magaalada Burco Nadwo cilmiyeed diini ah Nadwadan oo ay soo qabanqaabisay Mu,asasada Al-Karam ee dacwada iyo horumarka xafiis
Rai’sul Wasaaraha Ethiopia oo qaabilay Madaxweynaha Puntland [war.saxaafeed]
(September 3, 2013)
Rai'sul Wasaaraha dalka Ethiopia Dr. Hailemariam Desalegn ayaa maanta [Sept 3, 2013] ku qaabilay Qasriga Madaxtooyadda dalkaasi Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole)
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Itoobiya
(September 3, 2013)
Addis:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa gaaray magaalada Itoobiya waxaan soo dhaweeyey oo casho sharaf ugu sameeyey  Hotel Sheraton Wasiirka Arrimaha Dibada It
Madaxweyne ku xigeen Puntland oo dhagax dhigay Dugsi sare oo laga hirgelinayo Taleex
(September 3, 2013)
Taleex:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigay dugsi sare oo laga hirgelinayo degmada Taleex ee Gobolka Sool, Xaflada dhagax dhiga  ayaa

Next Page »