Qaraxyo caawa ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Wadajir ee gobalka Banaadir
(September 4, 2013)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weeraro lagu qaaday xarumaha ciidanka DFS ay ku leeyihiin Degmada Hodan waxaana weerarka qaabka uu u dhacay ka soo baxaya warar
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Wasiiradda Horumarka & Xiriirka Caalamiga ee Sweden
(September 4, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta kulan Muqdisho kula qaatay Wasiiradda Horumarka iyo Xiriirka Caalamiga ee dalka Sweden Gunilla Carls
Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo
(September 4, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Axmed Madoobe ayaa waxaa uu ka w
Wafdiga Puntland oo booqday Safaarada Djibouti ee Ethiopia[War-saxaafadeed]
(September 4, 2013)
Garoowe:-Wafdiga Dowladda Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxman Shiikh Maxamad Farole ayaa maanta [Sept 4, 2013] booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Djibouti ee dalka Ethiopia Wafd
Puntland intii ay jirtay maxaa u qabsoomay, maxaase laga gaabiyey
(September 4, 2013)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa oo fursadan ii siiyay in aan wax ku soo qoro, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas
Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo lagu dilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay
(September 4, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in xalay lagu dilay gudaha magaalada Baydhabo Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo ka mid ah malaaqyada sida weyn loo