Yaa gaal ah yaase loo gurmaa?!!! W/Q Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(September 5, 2013)
Shiribku waa suugaan guun ah oo laga isticmaalo qayb ka mid ah gobollada koonfureed ee Soomaaliya, waa suugaan baydkeedu ka koobanyahay labo lugood lug hore iyo lug dambe, waana in xarafka shiribku ku
Nadwadii ka dhacday magaalada Burco oo dhamaystiran.[ Daawo Video-ga]
(September 5, 2013)
Burco:-Waxaa halkaan idinkugu soo gudbinayanaa muxaadaradaadkii ka baxay Nadwo cilmiyeedkii lagu qabtay Masjidka Madiina ee magaalada Burco , Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa ay socotay dhowr habeen wax
Muasasada al -karam oo safar dacwadeed ugu baxaday Gabilay iyo Owdal
(September 5, 2013)
Burco:-Muasasada al karam ee dacwada iyo horumarka ayaa waxay u bexeen safar dacwadeed oo ay ku tageen tulooyin ku yaala gobollada Gabilay iyo Owdal. Safarkan oo uu horkacayey gudoomiyaha golaha fulin
DFS iyo EU da oo iska kaashanaya dhinaca amaanka badda.[Masawiro]
(September 5, 2013)
Muqdisho:-4 tii bishan September 2013, meel ka baxsan biyaha xeebta magaalada muqdisho, markab ay leedahay ciidanka bada ee midowga yurub(EU NAVFOR) Atlanta, ayaa lagu maritiqaaday madaxweynaha DFS, X
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo la kulmay Diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin kale
(September 5, 2013)
Muqdisho :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Machadka Nabadda ee Mareykanka (US Institute for Peace), Ergeyg