41 Arday oo ka qalin jabisay Machadka Barashada culuumta diinta islaamka ee Saylac.[Masawiro]
(September 6, 2013)
Machadka Barashada culuumta diinta islaamka iyo barashada luqada carabiga ee Saylac ayaa waxaa ka qalin jabiyey dufcadii 4aad  waxaan ka qalan jabiyey ilaa 41 Arday oo isku jiray wiilal iyo gabdho ku
Maan gaal dhahaa amaan gafaa?!!!.W/Q Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(September 6, 2013)
Oday reer Warshiikh ah oo ragga shiribka looga haray ah ayaa wuxuu goob joog ka noqday meel uu wiil kuray ah oo afka ka aburinaya uu ka khudbahnayo, gabanku wuxuu wataa koox dableey ah oo isaga ka ama
Warbixin ku saabsan Wareysigii Abu Mansuur Al-amriki ee ay la yeelatay Idaacadda VOA.[Dhagayso]
(September 6, 2013)
Diinsoor:-Idaacadda VOA ayaa waxaa ay waraysi gaar ah oo ay la yeelatay Abuu Mansuur Al-Amriki waxaa uu u sheegay in uu ku dhuumaalaysanayo keymo ku yaal Gobolka Bay iyo Bakool ayna la socdaan dhaliny
Khudbadii Jimcaha ee Masjid Al-Hidaaya Sh Yaxye Cabdi Saciid (Daawo)
(September 6, 2013)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Imaamka Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Yaxya Cabdi Saciid Waxaana khud
R. Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Djibouti
(September 6, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaaladda Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti isagoo kasoo d
153 arday oo ka qalin jebisay Jaamacada Bariga Africa qaybteeda magaalada Garoowe
(September 6, 2013)
Garoowe:- Waxaa lagu qabtay hoolka Jaamacada Bariga Africa qaybteeda magaalada Garoowe xaflad balaaran oo ay ku qalin jebiyeen ardey gaaraysa 153 arday waxaana xafladaas ka soo qeyb galay masuuliin k