Qaylo dhaantii 2aad Abu Mansuur Al-Amriki iyo Shirqoolka uu u dhigay Godane [Dhageyso]
(September 8, 2013)
Muqdisho:-Waxaa Kalimad uu leeyahay Abuu Mansuur Al-Amriki oo lagu faafiyey barta Inter netka ee Rasmi news.com uuna uga hadlayo xaaladiisa iyo dhibaatada uu ku hayo isaga iyo Mujaahidiinta Hogaamiyah
Al-shabaab ma laga maarmi karaa? W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 8, 2013)
Dad badan baa dano ku qaba ama ka leh jiritaanka iyo koboca Al-shabaab. Haddii aan dadkaas danohooda siyaabo kale loogu oofin ma oggolaanayaan in Shabaab uu tirtirmo ama taagbeelo. Dhinacyada aan Shab
Howlwadeenada Iskuulka Imaamu Shaafici ee Gobolka Shabeel oo codsi diray.[masawiro]
(September 8, 2013)
Dhismaha Iskuulka sare ee Iimaamu Shaafici ee Magaalada Godey ee Gobolkla Shabelle ee is maamulka Somaidda Itoobiya ayaa maraya heer gaba gabo ah ka iyadoo uu soo  bilowday muddo haatan laga joogo 5
R/w DFS oo ka qayb-galay furitaanka 2 Dakadood oo cusub oo maanta laga dhagax dhigay Djibouti
(September 8, 2013)
Djbouti:-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo Marti-sharafta 1-aad ka ahaa munaasabad balaaran oo lagu furayay Dakaddii 6-aad iyo 7-aad ee Dalka Djibouti oo uu w
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Beledweyn
(September 8, 2013)
Hiiraan:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa goordhow ka degay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyn waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey mas'uu
Milkiilaha Maqaaxida The Village oo beeniyey hadalkii ka soo yeeray Al-shabaab
(September 8, 2013)
Muqdisho:-Milkiilaha Maqaaxida The Village Axmed Jaamac ayaa beeniyay inuu wax xiriir ah la leeyahay Sirdoonada dalka Ingiriiska ee MI5 iyo MI6 waxaana uu been abuur ku tilmaamay hadal ka soo yeeray A
Shir looga hadlayo xadgudubka diineed oo ka furmay magaalada Muqdisho
(September 8, 2013)
Muqdisho:-Shir wayne looga hadlayo xadgudubka diineed iyo Xagjirnimada ee Ururka Al-Shabaab ayaa ka furmay magaalada Muqdisho waxaana shirweynaha ka soo qeyb galay Culimo, aqoon yahan, odoyaal iyo qey
Kulan Jabuuti ku dhexmaray Ra’iisul wasaare DFS Saacid iyo Madaxweynaha Puntland
(September 8, 2013)
Jabuuti:-Waxaa caawa kulan uu ku dhexmaray magaalada Jabuuti Ra’iisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole. Ra’iisulwasaaraha DFS aya