Madaxweynaha Puntlland oo khudbad ka jeediyey shir ka bilaawday Dubia
(September 10, 2013)
Dubia:-Madaxweynaha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu ka qayb galay shirka dhacay magaalada Dubia loogana hadlayey arrimaha ku saabsan burcadbeedka , Shirkaan ayaa waxaa ka soo qayb gala
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo caawa gaaray Magaalada Dubai ee Isutaga Imaaraadka Carabta.
(September 10, 2013)
Dubai:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin, Wasiiradda Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya Fowsiya Xaaji Aadan Xildhibaan
Maamulka KMG ee Jubba oo magaalada Kismaayo caawa bandhow ku soo rogay
(September 10, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya caawa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in caawa maamulka KMG ee Jubba uu ku soo rogay magaalada Kismaayo Bandow.Galabta ilaa caawa ay
Madaxweynaha Jabuuti Ismail Omar Gelle oo la kulmay Madaxweynaha Puntland.
(September 10, 2013)
Jabuuti:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Omar Gelle ayaa  xaruntiisa Madaxtooyada waxaa uu kula kulmay madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole  waxaana ay ka wada hadleen xaalada dalka Soo
Madaxweynaha DFS oo ka qeybgalay Kalfadhiga baarlamaanka DFS
(September 10, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga Seddexaad ee Golaha Shacabka ayadoo Madaxweynahana uu Baarlamaanka ka hor akhriyey
Dawladda Soomaaliyeed daacad ma ka tahay la dagaalanka Al-shabaab W/Q Sh.Ali Husein
(September 10, 2013)
Muqdisho:-Cidna kama qarsoona gumaadka ba,an ee kooxdaani ku hayso umada soomaaliyeed ,shakina kuma jiro in koox daani  wakiil ka tahay cadawga umada , ayna fuliso ajandayaal dalka iyo dadka iyo diin
Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ka warbixiyey shirka ka socda Muqdisho.[Dhagayso]
(September 10, 2013)
Muqdisho:-Sh. Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed kuwa ugu waaweyn ahna Guddoomiyaha  Hay’adda Culimada dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka war bixiyey shirka culimada Soo
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socday dalka China.[Masawiro]
(September 10, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiliay wafdi ka socday dalka China oo uu hoggaaminayey Safiirka China Liu Guang yu
Shirkii Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee W/Ameerika oo soo gebagaboobay.[Video]
(September 10, 2013)
Minneapolis:-Saddex dii bari ee lasoo dhaafay September 6-8, 2013 ayaa shir waxaa uga socday Golaha Imaamayada Soomaali yeed ee Waqooyiga Ameerika Magaalada Minneapolis, gaar ahaan xarunta weyn ee Abu