Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(September 13, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya  ee magaalada Nairobi jeediyey Sheekh Yaxye Cabdi Saciid‏ oo ah imaamka Masjid Al-Hidaaya ee Magaalada Nairobi waxaana uu ka hadlay  Kh
Ciidanka Booliska Gaalkacyo oo howl galo ka sameeyey Xaafadaha magaalada
(September 13, 2013)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay howl galo maanta ka sameeyeen  xaafadaha magaalada Gaalkacyo waxaan howlgalkaan aya ciidanku ku soo qabteen ila
Xaflad lagu soo dhaweynayo arday cusub oo bilaabaya Machadka Al-furqaan.[Masawiro]
(September 13, 2013)
Buuhoodle:-Waxaa maanta  ka dhacday degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn xaflad lagu soo dhaweynayo ku dhowaad 115 arday oo ku soo biiray waxbarashada Machadka sare ee Al-Furqaan ee magaalada Buuhoodle.
Sh Mustafe Xaji oo xalay Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Cali Mataan (Daawo )
(September 13, 2013)
Hargeysa:-Sh.Mustafe Xaji Ismail oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeysa ee xarunta S/land ayaa waxay muxaadaro ka jeediyey xalay Masjidka Cali Mataan Waxaana uu Muxaadaradi