Saraakiil ka socda ciidanka AMISOM oo gaaray magaalada Beledweyne
(September 14, 2013)
Hiiraan:-Saraakiil ka socda ciidamada booliska ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana ay kulamo kala duwan la qaateen mas'uuliyiinta maamulka gobolka iyo
Ra’iisulwasaaraha DFS Saacid Qaraxyada ma hakin doonaan howlaha Qaranka
(September 14, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si weyn u cambaaraysay qaxayadii axmaqnimada ahaa ee lala beegsaday kolonyo uu saarnaa Hogaamiyaha Maamu
Madaxweynaha Maamulka Jubba maanta u ambabaxay magaalada Brussels
(September 14, 2013)
Belgium.:-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta u ambabaxay magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu maalinta Is
Xaflad lagu furayey Machadka Abuu hurayra oo ka dhacday magaalada Bosaso[Masawiro]
(September 14, 2013)
Boosaaso:-Xaflad lagu furayay Machadka Abuu hurayra ayaa waxaa ay ka dhacday magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari, Xafladaani ayaa waxaa ka soo qayb galay Culimo Aqoon yahano Aasaasayaasha Machad