Al-shabaab yaa dhalay? qaybtii 4aad W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 24, 2013)
Laga soo bilaabo markii maxkamaduhu jabeen waxaa taagnayd eed loo jeedinayo wadaadada gaar ahaan maxkamadaha oo ahayd balaayadaan idinkaa noo keenay iyo waad noo qariseen. Marar badan iyo meelo kala d
Afhayeenka Al-shabaab oo waraysi siiyey Channel 4 News.[Dhagayso]
(September 24, 2013)
London:-Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Channel 4 News waxaan ay wax ka wiidiiyeen warar badan oo saxaafadu ay qortay oo ku saabsan in g
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo la hadlay shacabka Kenya.[Daawo]
(September 24, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa khudbad dhinacyo kala duwan taabanesa jeediyey goordhow waxaana uu uga hadlay halka uu marayo howlgalada ciidamada dalka Kenya iyo kuwa huwanta ay ka wa
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo gaaray dalka Yemen.
(September 24, 2013)
Sanca:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen. Wafdiga madaxweynaha Puntlland ee gaaray dalka Yemen ayaa waxaa
Madaxweynaha DFS oo la kulmay madaxda Jaamacadda Ohio State University
(September 24, 2013)
Ohio:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda Jaamacadda Ohio State University iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada gobolka Ohio ee da
Khudbadii Madaxweynaha Puntlland uu ka jeediyey Shirka New deal oo uu baahiyey PLTV.[Daawo]
(September 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa markii ugu horaysay baahiyey khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyey Shirkii New deal ee lagu qabtay magaalada Brussels iyadoo fasiix ah Taleefashinka dowladda Puntland PLTV. Khu
Rasaas iyo qaraxyo wili laga maqlayo gudaha xarunta Westgate Mall
(September 24, 2013)
Nairobi:-Waxaa maalintii Afaraad ka socda xarunta ganacsiga ee Westgate iska horimaad u dhexeeya ciidanka Militariga dalka Kenya iyo kooxda Al-Shabaab ee madaxfurashada u heysta dadweyne rayid ah oo a