Sh.Umal ayaa shaaca ka qaaday in weerarkii Westgate uusan sal ku lahayn shareecada Islaamka.[Daawo].
(September 27, 2013)
Nairobi:-Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo maanta Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, ka akhrinayey Khudbadda Jimcaha, ayaa sheegay in Shareecada Islaamka ayan shuqul ku laheyn qarax
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kulamo la yeeshay madaxda dalka Turkiga
(September 27, 2013)
Ankara:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax shirdoon”Saacid” iyo Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xalay oo Khamiis ahayd, 26 September 2013, waxaa ay kulan ku
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(September 27, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada maanta jeediyey Sh.Xassan Ibraahim Ciise waxaana uu Sheekhu ka hadlay fadliga ay le
Nadwo cilmiyeedkii sanadla ah oo ka bilaaban doonta magaalada Garoowe
(September 27, 2013)
Garoowe:-Waxaan ugu bishaareyneynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dibad in dhowaan la qabanayo kulan cilmiyeedkii sanadlaha ahaa ee xilligan oo kale ka dhici jiray magaalada Garowe
Sh Shibli oo la wiidiiyey in la caawin karo dadkii wax ku noqday weerarkii WestGate.[Dhagayso]
(September 27, 2013)
Nairobi:-Shiikh Maxamuud Shible oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee  u nool  dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa wax laga wiidiiyey xalay xili uu ku gudo jiray Barmaamij gaar ah oo
Xaflad lagu soo bandhigay waxqabadka ururka Badbaado oo ka dhacday Boorame.[Masawiro]
(September 27, 2013)
Boorame:-Ururka badbaaddada dhalinyarada ee lagu magacaabo Badbaado ayaa waxaa habeenkii Khamiis uu soo bandhigay waxqabadkii Ururka Badbaado oo ah urur dhalinyaro ah oo ku howlan wacyi gen dhalinyara
Tv-Channel 4 oo diyaariyey warbixin ku saabsan cida fulisay weerarkii West Gate.[Daawo]
(September 27, 2013)
London:-Qoraal lagu soo daabacay  Tv-Channel 4 News   ayaa waxaa lagu sheegay in ninkii hogaaminayey weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee WestGate uu ahaa nin u dhashay dalka Kenya kana mid a
Khudbadii Madaxweyne DFS uu ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay.[Daawo]
(September 27, 2013)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa waxaa uu khudbo dhinacyo badan taabanasa uu ka jeediyay fadhiga 68aad ee Qaramada Midoobya  waxaan uu madaxweynuhu sheegay in guul
Al-shabaab yaa dhalay? (Qeybta 6aad) W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 27, 2013)
Tuhmooyinka beryahaan soo kordhay waxaa ka mid ah in Takfiir, Qaacido iyo Shabaab ka dhasheen kutubta Salafiyadu dadka u akhriso. Ugu horrayn aynu isla meel-dhigno in dhexdhexaadnimada la doonayo ay t