Axkaamta Xajka Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Daawo )
(September 29, 2013)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxne ah oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu si fiican u qaadaa dhigay Axkaamta Xajka ee ka faa,deysi wac
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil Sheekh Xasan Khayre Dirir.[Dhagayso]
(September 29, 2013)
Boorame:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil ee magaalada Boorame ayaa waxaa jeediyey Sheekh Xassan Khayre Dirir waxaana uuna Sheekhu uga hadlay xishoodka iyo sidda uu u qiimo badan yahay i
Ciidanka Daraawiishta Puntlland oo howl galo ka sameeyey Buuraha Golis
(September 29, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka daraawiishta Puntland ee aaga buuralayda Golis ee gobolka Bari ayaa xalay waxaa ay howl gal ka samee yeen degaanka  Cadale iyo Habaar-hawle  waxaan ay howlgalkaas ku dileen mid ka
Wafdi culumo ah oo uu hogaaminayo Sh.Bashiir Ahmed Salaad oo gaaray Garoowe
(September 29, 2013)
Garoowe:-Wafdi culumo ah  uu hogaaminayo Sh.Bashiir Ahmed Salaad xafidahulaah ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland halkaas oo ay culumada uga qeyb gali doonaan nadwo cilmiyeed c
Ciidamada DFS oo howlgalo ka sameeyey magaalada Muqdisho
(September 29, 2013)
Muqdisho:-Ciidanka DFS ayaa saaka howlgalo balaaran ka sameeyey magaalada Muqdisho waxaana ay gacanta ku soo dhigeen 8 qof  hub iyo walxaha qarxa. 8 ruux oo ay ciidanka DFS ay oo qabteen waxaa ku