Qandaraaska dhismaha garoonka diyaaradaha Boosaaso oo la soo bandhigay.[Video]
(September 30, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta la soo bandhigay qandaraaska dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari waxaana qandaraaska u tartamayey 20 shirkadood oo ay wakiiladooda ay joog
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo la kulmay gudoomiyaha gobolka Istanbul iyo ardayda Soomaaliyeed
(September 30, 2013)
Istanbul:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida g
Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole oo gaaray magaalada Dubia
(September 30, 2013)
Dubia:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Sh. Maxamed (Faroole) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubia ee xarunta dalka Isutaga Imaaaraadka Carabta waxaana halkaas ku soo dhawe
Nadwo diini ah oo ka socotay Garoowe oo gashay habeenkeedii labaad.[Masawiro]
(September 30, 2013)
Garoowe:-Nadwo ka socotay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay gashay habeenkii labaad waxaan muxaadaradii labaad jeediyey Shiikh.Maxamed Macalim Axmed waxaan uu ugu magacdaray ci
Sheekh Mustafa Cabdilaahi Aadan (AbuRawda) Masiixul Dijaal (Daawo)
(September 30, 2013)
Finland:-Sheekh Mustafa Cabdilaahi Aadan (AbuRawda) oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Denmark oo booqosho ku yimid magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaana uu halkaas ka jeedi
Warbixin Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka bilaabatay magaalada Garoowe[masawiro]
(September 30, 2013)
Garoowe:-Xalay oo ay Taariikhdu ahayd 28/09/2013 waxaa ka bilawday Masjidka weyn Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Nadwadii lixaad oo ka mid ah Nadwooyin Taxana ah oo sanad kasta lagu qabto Garoowe. Nadwa