Mu’asasada Al-irshaad oo deeq gaarsiisay gobolka Shabeelada Dhexe.[Masawiro]
(December 31, 2013)
Jowhar:-Mas’uuliyiinta mu’asasada dacwada & hurumarinta safa ayaa waxaa u suura gashay  inay booqasho & qeybin gargaar u tagaan gobolka SHABEELADA DHEXE degmadiisa jawhar iyagoo halkaas k
Issimada soo Jireenka ah ee Puntland oo gudi farsamo iska dhex doortay
(December 31, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in saaka kulan ay isigu yimaadeen isimada soo jireenka ah ee Puntland waxaana ay kulankooda uga hadleen qa
Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo soo dhaweeyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka Puntland.[Dhagayso]
(December 31, 2013)
Garoowe:-Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u tartamaya doorashadda Madaxtinimada Puntland ayaa soo dhaweeyay Liiska Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka Dowladda Puntland ee Guddiga Xalinta khilaafaadka iy
Waa kuma Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ?
(December 31, 2013)
“Dooro Musharax lagu hubo Dedaal, Daacad, Diin jeceyl, Dadnimo iyo Waayo aragnimo Siyaasaddeed”. Tartan ayaa loogu jiraa Doorashada Madaxtiminadda Puntland ee shanta sanadood ee soo socota oo dhac
Ku xigeenka duqa Gaalkacyo oo Bam lagu weeraray
(December 31, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa saaka Miino dhulka lagu aaso lagu weeraray ku xigeenka duqa Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax, waxaan soo gaaray dhaawac fudud oo u badan firir. Ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Cabd
Musharaxiinta Puntland oo aqbalay xubnaha cusub ee baarlamaanka Puntland
(December 31, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in musharaxiinta ay aqbaleen liiska xubnaha Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee xalay ku dhawaaqeen gud
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobalada Bay iyo Bakool.
(December 30, 2013)
Baydhabo:-Ciidamo ka tirsan dowlada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay ku soo qulqulayaan gobalada Bay iyo Bakool iyaga oo ku andacoonaya in ay taageerayaan ciidamada DFS ee dagaalka kula jira koo
Waa sidee caawa xaalada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland
(December 30, 2013)
Garoowe:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in heegan la galiyey ciidamada amaanka Puntland qeybahooda kala duwan waxaana caawa si weyn loo adkeeyey Ama
Liiska Xildhibaanadii hore ee dib ugu soo laabtay golaha wakiilada Puntland
(December 30, 2013)
Garoowe:-Qaar ka mid ah xildhibaanadii hore ee golaha wakiilada Puntland ayaa mar kale dib ugu soo laabtay baarlamaanka cusub ee Puntland ee caawa ay shaaciyeen guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixi
DFS oo diyaarad Muqdisho ku keentay 131 ruux oo ku go’doonsanaa South Sudan
(December 30, 2013)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo celisay Caasimadda Muqdisho 131 ruux oo qaxooti Soomaali ah , kuwaasoo ku dhibaateysnaa Magaalada Juba , halka qaar kalana ay ku go’d

Next Page »