Ra’iisulwasaarihii hore ee DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo soo gaaray Garoowe
(January 1, 2014)
Garoowe:-Ra’iisulwasaarihii hore ee DFS Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana socdaalkiisa ku weheliyey saraakiil ka socd
Qarax ka dhacay afaafka hore ee Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho.
(January 1, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho caawa ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabka uu u dhacay
Xubnaha Golaha Wakiilada Dawlada Puntland oo doortay Gudoomiye KMG ah
(January 1, 2014)
Garoowe:-Xubnaha Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ee Maanta la dhaariyey ayaa Gudoomiye KMG ah u doortay  Xildhibaan Cali Axmed Cismaan  kaas oo si KMG ah u shirgudoomin doona golaha Baarlamaanka P
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo booqday wasaarada G/dhiga ee DFS(Masawiro)
(January 1, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo saaka booqasho ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada tababarka ciidanka ee Jazeera ayaa s
Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Boqor Burhaan oo kulan wada yeeshay.[Masawiro]
(January 1, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka kulan ku wada yeeshay guriga uu ka degan yahay magaalada Garoowe Boqor Burhaan Boqor Muuse ,Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse iyadoo kulanku uu ahaa mid so
Xildhibaanada cusub ee Puntland oo saaka la dhaariyey.[Masawiro]
(January 1, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xarunta Golaha wakiilada ee Puntland Xildhibaanada cusub ee Puntland , Munaasabada lagu dhaarinayey Xildhinaabada cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay 
Cabdinaasir Boqor Maxamuud oo la hadlay saxaafada.[Dhagayso]
(January 1, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta la hadlay saxaafadda wiil uu dhalay allaha u naxariistee Boqor Maxamuud laguna magacaabo Cabdinaasir Boqor Maxamuud Boqor Muuse, Cabdinaasir Boqor Maxamuud ayaa wax laga xumaado