Sheekh Musafe Xaji Ismaaciil oo caawa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abu Bakar(Cod/Masawiro)
(January 2, 2014)
Nairobi:-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil  oo maanta soo gaaray magaalada Nairobi, ayaa waxaa uu isla caawa muxaadaro ku qabtay masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii, waxaana muxaadarada Sheekha soo
Raisulwasaaraha DFS oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Hotel Jaziira
(January 2, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku tilmaamay weerarkii lagu fashilmay ee lagu qaaday hotelka Jaziira ee Muqdisho in uu ahaa mid fulaynimo ah, liddi
Madaxweyne Ahmed Karaash oo lagu soo dhaweeyey Garoowe (Masawiro+Cod)
(January 2, 2014)
Garoowe:-War haatan naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in goordhow uu soo gaaray magaalada Garoowe Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan Garaash oo ka mid ah Madaxwey
Ra’iisul wasaare Sharmaarke oo la kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse [Masawiro]
(January 2, 2014)
Garoowe:-Ra'iisulwasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa saaka waxaa kulan la qaatay  Boqor Burhaan Boqor Muuse iyadoo kulanku uu ka dhacay hoyga u
Gudiga KMG ee Doorashada Puntland oo lagu Dhawaaqay.
(January 2, 2014)
Garoowe:-Goalaha Wakiilada cusub ee Puntland ayaa maanta kulankii ugu horeeyey isigu yimid xarunta golaha baarlamaanka ee dowlada Puntland waxaana kulanka shir Gudoomiyey Cali Axmed Cismaan oo shalay