Sh.Shibli oo maanta khudbadii Jimce kaga hadlay 4 arrimood oo ay dadku jecel yihiin. (Cod/Masawiro)
(January 3, 2014)
Nairobi:-Sheekh .Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taasoo uu uga hadlayey waxyaabaha aadanuhu jecel yihiin i
Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo berri ka dhacaysa Garoowe
(January 3, 2014)
Garoowe:-Waxaa maalinta beri ka dhacaysa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo ku xigeenadiisa, magaalada Garoowe ayaa waxaa ka socda loolan siyaasadee
Gabdhaha reer Damaam oo Kutub deeq ah gaarsiiyey Machadka Saylac ee Boorama.[Daawo]
(January 3, 2014)
Boorama:-Qaar ka mid ah haween muxsiniin Soomaaliya ayaa deeq Kitaab culuumta diinta islaamka ah soo gaadh siiyay Maktabadda Machadka Saylac ee Magaalada Boorama waxaana deeqdaas ka gudoomay ,gudoomiy